Ciidamo cusub oo dhoolatus ku soo bandhigay Xeebta garoonka Aadan cadde (Daawo Sawirro)

Ciidamo loo tababaray badbaadinta dadka ku hafta biyada badda ayaa markii ugu horeysay loo sameeyay Garoonka Aadan Cade tan iyo Burburkii Dowladdii dhexe ee Soomaaliya, iyagoo sameyeey dhoolotus ay ku muujinayeen tababarkii ay qaateen. Ujeedda arrintan ka dambeysa ayaa ah in la waafajiyo nidaamyada iyo adeegyada ka jira garoonada caalamiga ah ee ka dhisan dunida … Continue reading Ciidamo cusub oo dhoolatus ku soo bandhigay Xeebta garoonka Aadan cadde (Daawo Sawirro)